Qeexid

"Caro ciilqab ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga umal oo kali ah:
  • Buurta Galgala oo ku taal bariga Sanag aya la rumeysan yahay iney ku dhumaleystan kooxo xag jiro ah oo gacan saar la leh ururada Islaamiyiinta ah ee ka dagaalama Koonfurta iyo gobolada dhexe ee Somalia kuwaasoo uu hogaamiyo ninka la yiraahdo Atam.
  • Waxa ay xoolo-dhaqatadu ogaadeen in beryahan dambe aanay habboonayn in habeenka Dambasame sumalka idaha lagu sii daayo, maxaa yeelay lama hubo in ay iduhu dhalin doonaan xilligii ku habboonaa ee roobka di’i jiray.