Qeexid
"Xirmo ah cawska rarada laga sameeyo."
"Xirmo ah cawska rarada laga sameeyo."
Wadaag:
Dad meel wada deggan oo dhaqan iyo dhaqaale wadaag ah.
Dad.
m.dh
Wadaag:
Ciid ku aasid (god,dab iwm). ld amaag.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Xoolo, wax dhammaaday ahaansho.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
(bot.) Geed gaab aan qodax lahayn, leh, laamo dhuudhuuban, caleemo yaryar iyo miro macaan oo la cuno, kana mid ah dhirta daawada leh.
m.dh
Wadaag:
Wax aan si fiican u muuqan eegid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: