"Dad meel wada deggan oo dhaqan iyo dhaqaale wadaag ah."
Dad.
Wadaag:
Ummad ahaansho.
m.dh
Xirmo ah cawska rarada laga sameeyo.
Kulaylka jirka oo sarakaca jirro awgeed.
Maal aruursasho.
f.g1
-day, -dday
U. ah: qof aan wax qori karin waxna akhrin karin.
m.l.kh
ld ammuur2.
Shareero.
ld himmo.
(-lo, m.l) Qof dumar ah oo kolkaas ilmo dhashay.
Ilmo uur ku jiray dhalid.
f.mg1
-ulay, -ushay
Ilmo ka dhalin.
f.g2
-iyay, -isay