Qeexid
"eeg ummulraac2."
"eeg ummulraac2."
Wadaag:
Haweeney ummushay dhimasho. ld ummulraaco.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Geerida ku timaada haweeney ummulaysa ama ummushay.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Nin yaqaan sida loo dhaliyo ummuliyo haweenka ummulaya.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, ml.) Haweeney aqoon u leh sida loo dhaliyo naagaha.
m.dh
Wadaag:
Dhammaadka afartanka casho ee ugu dambeeya kolka ay hooyadu ummusho.
m.l
Wadaag: