"(-amay, -antay; -ami) Wax la unkay noqosho."
Wadaag:
Wax la unka ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
ld unkanaansho.
m.f.dh
ld unkasho.
m.l
Ur xooggan oo meel ka soo baxa.
eeg unko. ld unkad.
eeg unkan1.
/dh ld unkanaan.
Weel toliddiisa ama caw, harrar iwm falkintooda billaabid.
f.g3
-kaday, -katay
(kaman, m.l) Baruur fuusha kelyaha korkooda.
eeg unug2.
ld onkod1.