Qeexid
"Wasakh yar oo ku jirta weel hoore ku jira salkiisa. ld usar."
"Wasakh yar oo ku jirta weel hoore ku jira salkiisa. ld usar."
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
ld unsar.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
ld uunsasho.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Wax uunsi lagu shiday ahaansho.
Wax la uumiyey ahaansho.
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-naa, -nayd
Wadaag:
(-rro, m.dh) (daaw.) Buro xume oo dhan ha ahaado “karjinome” ama “sarkoome” wuxu ka sameysmaa unug oo si aan caadi ahayn oo dhakhso badan u qaybsama, kasoo dabadeed dhex gala oo burburiya (xubnaha) soohayaasha ku ag dhow. Waxa dhacda in unug ka mid ah burada uu raaco dhiigga ama liinfada oo ku beermo meel kale oo jirka ka mid ah (metastasis).
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: