Qeexid
"(-gyo ..., m.dh) (c.nafl.) Unugga ay ka soo farcamaan ama ka samaysmaan unugyada kale marka qaybsanka unugga dhaco."
"(-gyo ..., m.dh) (c.nafl.) Unugga ay ka soo farcamaan ama ka samaysmaan unugyada kale marka qaybsanka unugga dhaco."
Wadaag:
(-diin, m.dh) Laba qof oo wax dhashay waxa ay ilmahooda u yihiin. ld waarid.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Nin madax ka ah qaybaha dal u qaybsamo midkood; naa'ib beeldaaji; barasaab.
m.l
Wadaag:
Ka w.: nafley meel si ba'an uga caajin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-dayaal, m.l/dh) (c.nafl.) Unug dheeraaday oo faracyo leh, kaasi oo ah halbeegga aasaaska u ah habdhiska dareenwadka, gaarna u ah gudbinta gujooyinka.
m.l
Wadaag:
Qof wax maskaxda lagaga jiro ka dhigid.
Is w.: qof waalan iska dhigid.
Qalabka matoorrada mid ka mid ah oo qarxinta shidaalka ka qaybgala.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Wax aan hore u jirin oo la curinayo, bilawga ugu horreeya.
m.l
Wadaag:
(-gyo, m.dh) (baay) Halbeegga salka nolosha ee maatar iyo tamarina ka soo uunmaan, ku beddelmaan, ku kaydsaman, kuna isticmaal galaan. Unug kastaa wuxuu ka koobanyahay walxo cufan oo borotiin ah (borotobalaasam), kuwaas oo u meesiyoobey walax xab oo kale ah (saytobalaasam) iyo bu', kaas oo ay ku jirto DNA.
m.l
Wadaag:
unugga Daaniyal m.l (fiis.) Unug aasaasi ah (sida unugga foolt), xoog danab wadihiisuna yahay 1.08 V, lehna qotino maar (+) iyo naxaas ah (-). Unuggan waxa uu leeyahay gudbiye naxaro salfaytah iyo milanka maar salfayt oo kahortaga daahneefeed ka dhaca unugga.