Qeexid

"unugga cad ee dhiigga m.l eeg liyuukoosayt."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga unugga oo kali ah:
  • Unugga waxaa ku dahaaran xuub ka samaysan lipidi iyo fosfolipidi.
  • Haddii aad u fiirsato amiiba firfircoon waxaad arki doontaa in uu saytobalaasamkeedu leeyahay socod qulqulaya. saytobalaasamka qulqulaya ayaa cadaadiya xuubka unugga, sameeyana tuur loo yaqaan addimo-beeneed.