[-fay, -ftay]
unuunuf2 ay
unuunuf2 tay
"Nafley cunto yar oo dhulka ku daadsan uruursasho. ld anaanuf2."
Wadaag:
Af-ku-urursiga cunta yar oo dhulka daadsan afka lagu uruursado. ld anaanuf1
m.l
Madax; kur.
Geed faalala oo qaraha u eg oo bixiya miro dacarta ka sii kharaar oo laysku dhaweeyo.
ld anaanufid.
m.f.dh
Nafley madaxa ka jarid.
f.g2
-ooyay, -oysay
eeg unuungoo.
Eray la dhaho kolka ur qurmuun la dareemo.
e.d