"Jihada dabayshu u socoto. ld urdhicid."
Wadaag:
Arar (suugaanta); gogol.
Hadal kooban oo qoraal ah, oo ujeedada buugga lagu koobo.
m.l
ld urdhac.
m.dh
Qare adag oo aan la jebin karin.
(-fyo, m.dh) Wax tabar daran oo aan muuqaalkiisu fiicnayn.