"Uurkuhayn; cadaawad."
Wadaag:
(-unno, m.dh) Hoore adkaaday oo weel salkiisa ku haray, gufar.
m.l
ld hurgun1.
m.dh
Aroor hore socod gelid.
f.mg3
-untay, -umatay
(uuntay, uumatay) Ilaah wax abuurasho.
f.g3