Qeexid

"eeg uri."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga urin oo kali ah:
  • Dhinaca kale waxa galay Foosto Riix hamo guur iyo jacayl isaga oo aan meel fogba la qaban arrintaasi, la bilaabay Farxiya gabadhii dawaarlaha haysatay, ee yoomka u ururin jirtay, taasoo uu haasaawe la bilaabay.
  • Si kastaba ha ahaatee, hadaladaan kasoo yeeray Geedi iyo Max'ed Dheere ayaa kusoo beegmaya xili khilaafka madaxda DF u dhaxeeya uu sii saa'idayo taasoo burburin karta dowlada KMG ah ee saddexda sanno dhisan.