Qeexid
"Wax ur leh cid sanka u saarid."
Qeexid Xigta
U ursii: nafley wax nacsiin.
[-iiyay, -iisay]
ursi iyay
ursi isay
f.lg2"Wax ur leh cid sanka u saarid."
U ursii: nafley wax nacsiin.
Wadaag:
Qof afka wax u gelin si uu u muursado. ld muudsii.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Cudur ku dhaca eyga iyo naasleyda la bahda ah oo ay calaamo u tahay biyonicid iyo laystaannimo.
ld ursasho.
m.dh
Wadaag:
Cid in ay xilaheeda ku dhaarato gayeysiin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Nafley roob meel dhisan ka gelin; okorin; asheerin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Cayayaanka jaad ka mid ah oo doorshaanka ka sii yaryar kana fudfudud oo aan wax qaniinin.
m.dh
Wadaag:
Wax kala firirsan meel isugu keensasho. ld aruurso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Cid arrin si khasab ah ku oggoleysiin.
Wax kale dul marin (wax).
Wax meel ku dul socodsiin. 4. Arrin cid kale ogaysiin (gob). 5. Arrin, warqad iwm meel geyn si ay meeshaasi u sii gudbiso (qof).
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Cid wax ay ka cabanayso uga garaabid.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Qof wax ku dhib ah in uu ku dhawaaqo u suurtaggelin
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Ciyaar turub, qof haad uusan hayn inuu jaro ku qasbid.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag: