Qeexid
"U. ah: qof jin yar oo gaaban."
"U. ah: qof jin yar oo gaaban."
Wadaag:
urur shaqaale m.l (-rro ..., m.dh) (taar.) Urur matala xoogsatada, rabo in uu wax ka baddelo xaaladda nolosha, mushaarada iyo lacagta.
Wadaag:
Xarig dhuuban, dun ka samaysan oo wiilasha yaryar dhexda loogu xiro kaddib marka la gardaadiyo.
m.l
Wadaag:
Cudur dadka, xoolaha iyo shimbiraha ku dhaca oo sambabada waxyeeleeya oo xummad badan iyo qufac leh; qaaxo; feero.
m.dh
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Wax tabar daran oo aan muuqaalkiisu fiicnayn.
m.l
Wadaag:
Seddax horimood oo ciidan ah.
Dad aragti siyaasadeed ku midoobay.
Tiro isku wax ka hadlaysa oo is buuxinaysa.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Marka la eego tusaha falgalka curiyayaasha, waa tax curiyayaal ah oo kiimika ahaan isu'eg lehna ratibaad elektaroonikaad oo isu'eg. Ururku waa curiyayaasha joog u taxan ku wada jira ee tusaha kalgalka curiyayaasha. Marka la eego kiimikada orgaanikada ah, waa atam ama koox atamyo ah oo xukuma astamaha gaarka ah ee molikiyuulada ku wada jira bah gaar ah.
(kiim.) Ururinta walxo nooc kasta leh. Walxaha sameeya urur waxa lagu magacabaa kutirsaneyaasha ama xubnaha urur.
m.l
Wadaag:
Nafley tiro badan meel isugu imaansho. ld urursan1.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax meel isugu keenid.
U u.: kaalmo cid la siinayo dad kala duwan uga qaadid. ld aruuri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax kala firirsan meel isugu keensasho. ld aruurso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
ld aruurin, ururin. Ururkii Qaramada m.l Urur la sameeyey dagaalkii adduunka ee kowaad kaddib, kasoo loo dhisay horumarinta Iskaashiga caalamiga iyo ka hortagga dagaal, wuxuuna burburiyey dagaalkii II ee Adduunka.
m.l
Wadaag: