Qeexid

"Uurkutaallo; tiiraanyo; caloolxumo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga urugo oo kali ah:
  • Waxay noqotay goob dadka qaarkii marka ay magaceeda maqlaan ay murugo la tiicaan, indhahoodana ay ilmadu ka tifiqlayso.
  • Madashii baanu ka soo dareernay iyadoo ay dadka wejigooda ka muuqatay murugo iyo naxdini.