Qeexid

"eeg ururi. ld aruurin, ururis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ururin oo kali ah:
  • Buugag badan oo Af Soomaali ku qoran ayaa la daabacay ururin qotodheer iyo diyaarin fog ka dib.
  • Shariif ayaa beesha calaamka ka codsaday dhawaan markii uu ka qaybgalay shirkii Brussels ee lacagta loogu ururinayay Somalia in gacan la siiyo sidii uu ku sugi lahaa amaanka dalka.