Qeexid

"Wax la ururiyay noqosho. ld urur4."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga urursan oo kali ah:
  • Qisadii oo dhammaystirani waa tan: Khaddaab arkay dab meel ka baxaya dadna ay ku urursan yihiin, markaasuu si deg-deg ah ugu tegay isaga oo hubinaya waxa meesha ka jira.
  • S: Safarkaagan debadda Ma la odhan karaa waxaad u soo xamaam urursanaysaa doorashooyinka dambe?