Qeexid

"Wax kala firirsan meel isugu keensasho. ld aruurso."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ururso oo kali ah:
  • Faqrigu gadaanka loo sudhay, adduun ururso tacab koodu noqdo.
  • Magaalada ayaa maalmihii ugu dambeeyay laga dareemayaa dhaqdhaqaaq ciidan iyo hub ururso badan taas oo ay wadaan kooxo kala ujeedo ah oo magaalada ku sugan.