Qeexid

"Wasakh ku taal jir dad ama dhar. ld uskug."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga uskag oo kali ah:
  • Elmer hooyadii dharka waxay u doortay Shaadh cawlan, waxayna sidaa u yeeshay si aanu uga muuqan uskaga iyo wasakhdu.
  • Markaanu ogaanay in aanay wadooyinka reer miyiga aanay si bidhaysnayn, daamurna aan lagu ogaynba oo had iyo jeer boodhkooga duray iyo uskag laga qaado.