"Jir dad meesha wasakh qabatinka leh."
Wadaag:
Wasakh ku taal jir dad ama dhar. ld uskug.
m.l
Wax gal ku ridid.
Shax badin.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wax uskag u yeelid.
-geeyay, -gaysay
(-oobay, -owday; -oobi) Uskag yeelasho.
f.mg1
eeg uskagee.
m.f.dh
eeg uskagow.