[-geeyay, -gaysay]
uskage eeyay
uskage aysay
"Wax uskag u yeelid."
Wadaag:
Wasakh ku taal jir dad ama dhar. ld uskug.
m.l
(-oobay, -owday; -oobi) Uskag yeelasho.
f.mg1
eeg uskagee.
m.f.dh
eeg uskagow.
Jir dad meesha wasakh qabatinka leh.