"(-rro, m.dh) Dhul jiq ah oo aan la mari karin."
Wadaag:
/dh (-rro, m.dh) Kuul yaryar, madmadow oo barbaarku qoorta ku xirto si uu ugu xarragoodo.
m.l
Miro timireed oo heerkii bislaanshada gelaya.
m.l.u
Q. ah: ceel, war, durdur iwm oo hoos u dheer; mool.
Madow oo dhalaalaya (midab dad).
Geed laftiisa madow laga sameeyo miraha tusbaxa.
Aamus!
e.d