Qeexid
"Erey dareen oo tilmaamaya wax kedo ah ama wax naxdin ah, iwm."
"Erey dareen oo tilmaamaya wax kedo ah ama wax naxdin ah, iwm."
Wadaag:
u2 h (nax.) Qurub lagu isticmaalo falka bidixdiisa: a) qurub la xiriira jiho la aado. Tus. “Halkaa u orod!”; b) qurub la xiriira qofka loo aado. Tus. “Cali baan u tagay”; c) qurub la xiriira qof ama shay daraaddiis wax loo sameeyo. Tus. “Naagta aqal u dhis!”; d) qurub la xiriira habka ama sababta wax loo sameeyo. Tus. “Si wanaagsan u samee!”, “Maxaad u soo iibsatay?”; e) ugu: qurubyo lagu cabbiro kalasarraynta. Tus. “Wiilasha asaga ayaa ugu wanaagsan”.
Wadaag:
Magacuyaal tilmaamaya qofka saddexaad ee kelida lab ah (kan laga hadlayo). Tus. “Wuxuu rabaa inuu wax ka barto”
mu.dhm.y
Wadaag:
Carun ka yimaad xubinta taranka ee nafley dhashay.
(-bo, m.l) God dhuuban oo hoos u dheer.
m.dh
Wadaag:
Inta u dhaxaysa bogga miskaha iyo laba kelliyood waxa ku jira: beerka, caloosha, xiidmaha iwm.
Ilma galeenka cunuggu ku jira kolka uu dusha ka muuqdo oo calool weyn u ekaado.
Laabta.
m.l
Wadaag:
Cunnada nafaqada laga baxay oo ku jirta caloosha iyo xiidmaha (xoolaha daaqa).
m.l
Wadaag: