Qeexid

"Carun ka yimaad xubinta taranka ee nafley dhashay."

Qeexid Xigta

(-bo, m.l) God dhuuban oo hoos u dheer.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga uub oo kali ah:
  • Bartamihii June ayuu golaha amaanka ee UN-ku u codeeyay in Somalia loo diro maraakiibta dagaal oo ka hortaga burcad-badeeda afduubka maraakiibta ku safra biyaha ka baxsadan Somalia.
  • Axmed Gurey wuxuu ahaa nin Islaama waxa uu ahaa nin u dagaalamayay Diintiisa dhinaca kale waxa uu ahaa nin daaci ah oo dadka Diinta suuban gaadhsiinayay Imaam Axmed Gurey waxaa la sheegay in uu ku dhashay dhulka u dhexaysa Saylac iyo Harar.