[-teeyay, -teysay]
uubate eeyay
uubate eysay
"Sida uubatada u ciyid."
Qaylo dheer cid maqashiin.
Wadaag:
eeg uubatee.
m.f.dh
Bahal eeyga u eg: yey; yeey; uuley.
Qaylo dheer.
m.dh.u
Carun ka yimaad xubinta taranka ee nafley dhashay.
(-bo, m.l) God dhuuban oo hoos u dheer.
m.dh
Hilib uumito ka dhigid.
f.g2
-tgeeyay, -teysay
Cayaar turub hal mar wada helid.
-teeyay, -teysay
ld uub.