Qeexid
"Geel in uu uugaan sameeyo ku kallifid."
[-iyay, -isay]
uugaam yay
uugaam say
f.g2"Geel in uu uugaan sameeyo ku kallifid."
Wadaag:
Jaan iyo jiib cayaar la raacid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qaylo kicin iyo tirtirsi leh oo dad loo jeediyo; guubaabo.
m.dh
Wadaag:
Dabci wanaagsan oo qof leeyahay oo u diida in uu xumaan uurka ku hayo.
m.dh
Wadaag:
Awr la rarayo luqunta iyo jeeniga hore isku xirid si aanu u kicin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Madaxa iyo gacmaha hoos u laallaadin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Awr hoggaan ku wadid.
Dad hor kicid ama meel tusid.
Wafdi, hay'ad iwm madax u noqosho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
uumi saarid m.dh (bot.)Biyo lunka dhirta kaas oo ay ku sii daayaan gibilka. Biyo lunku badanaa wuxuu ka dhacaa caleemaha iyaga oo ka baxaya daloolada istomaataha, kaasi oo shaqadiisa ugu weyni tahay isdhaafsiga neefaha.
Wadaag: