Qeexid
"Uugaan samayn (geel)."
[-way, -wday]
uugaw2 ay
uugaw2 day
f.mg1"Uugaan samayn (geel)."
Wadaag:
Qaylo kicin iyo tirtirsi leh oo dad loo jeediyo; guubaabo.
m.dh
Wadaag:
Geel in uu uugaan sameeyo ku kallifid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Dhawaaq wiilka geela jiraa sameeyo markuu rabo inuu isu ururiyo. ld uujo.
m.dh
Wadaag: