Qeexid
"(-ooyin, m.l) Dhawaaq wiilka geela jiraa sameeyo markuu rabo inuu isu ururiyo. ld uujo."
"(-ooyin, m.l) Dhawaaq wiilka geela jiraa sameeyo markuu rabo inuu isu ururiyo. ld uujo."
Wadaag:
Iidaan ka kooban, hilib, khudrad iwm oo laysku kariyey oo cuntada lagu darsado (siiba baastada).
m.dh
Wadaag:
Wax xadidda; tuugnimo; xatooyo.
Qof dheddig ah oo keli ah wax xadda.
Koox wax xaddo.
m.dh
Wadaag:
Geel in uu uugaan sameeyo ku kallifid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qaylo kicin iyo tirtirsi leh oo dad loo jeediyo; guubaabo.
m.dh
Wadaag: