Qeexid

"eeg uuji. ld uujis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga uujin oo kali ah:
  • Si kastaba xaaladdu ha ahaatee, reer Puntland aad ayay u soo dhaweeyeen in madaxwayne cusub la doortay, dad badanina rajo wayn ayay ka muujinayaan in xaaladda murugsan ee Puntland wax iska badali doonaan.
  • Ciidamada Booliiska ayaa markii ay arkeen Cadde Muse oo soo galay xarunta Booliiska waxa ayay ooda ka qaadeen maxabiis ku xirnayd saldhiga iyaga oo ku muujinayay cabashadooda.