Qeexid

"Qaylo dheer samayn."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga uulee oo kali ah:
  • Sheekh Shariif waxaa kale oo uu sheegay in Dalka Soomaaliya ay kusoo duuleen Kooxo Al-Qaacida ah islamarkaana ay doonayaan in ay Saldhigyo ay uga duulaan Dowladaha deriska ka sameystaan Soomaaliya.
  • Kulanka wasiirada oo ahaa mid albaabadu ay u xirnaayeen ayaa waxaa ka qaybgalay inta badan wasiirada xukuumada wadaaga ah ee Somalia, waxaana markii uu kulanka dhamaaday warbixin siiyay saxaafada afhayeenka xukuumada C/naasir Yuusuf Guuleed.