Qeexid

"eeg uumo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga uumasho oo kali ah:
  • Waa dalka keliya ee xadka uu la leeyahay kan Koonfur Afrika u suurageliya gobanomadoonka dalkaasi – ururka ANC – inay dhuumasho ku geli karaan dalkooda si ay isaga dhiciyaan nacabka ka haysta.
  • Lumumba isagoo safiirka iyo dawladdiisa uga mahadinaya sama wanaagooda ayuu misna la socdsiiyey: “Iyadoo shicbigaygu duhur cad isoo doorteen, iga ma suuroobi karto inaan sidii tuug fuley ah saq dhexe dhuumasho habeen kaga baxo dalkaygii.”