Qeexid

"uumi saarid m.dh (bot.)Biyo lunka dhirta kaas oo ay ku sii daayaan gibilka. Biyo lunku badanaa wuxuu ka dhacaa caleemaha iyaga oo ka baxaya daloolada istomaataha, kaasi oo shaqadiisa ugu weyni tahay isdhaafsiga neefaha."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga uumi oo kali ah:
  • -Xuseen Maxamed Muuse Baanjuun Wasaarada Xanaanada Xoolaha, kaluumeysiga iyo bey’ada. 2-Xildhibaan Fahma Axmed Muumin Wasiirka Wasaarada hormarinta haweenka, arimaha qoyska horayna u aheyd Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha iyo amniga qaranka.
  • Waxa jirtay maalin uu Abwaan Xasan Sheekh Muumin ka hadlayey madal qaadhaan loogu ururinayey Jaamacadda Camuud magaalada Boorama uu sheegay in dadku markii ay balaayo dhacdo ay ka naxaan iyaga oo eegaya dhinaca dhibtda iyo dhiiladda.