Qeexid
"(-xay, -xday; -bixi) Hoore la kululeeyey qiiq bixid."
"(-xay, -xday; -bixi) Hoore la kululeeyey qiiq bixid."
Wadaag:
(fiis.) Isbedelka wejiga hoorku ku noqdo neef ama uumi. Uumibixinta waxay ku dhici kartaa heerkul kasta, dhakhsaheeduna wuxuu la kordhaa heerkulka.
(fiis.) Dariiqadda walaxi isaga beddesho dareere isuguna beddesho heerka uumiga ama biyaha hawada ku jira.
m.dh
Wadaag:
uumi saarid m.dh (bot.)Biyo lunka dhirta kaas oo ay ku sii daayaan gibilka. Biyo lunku badanaa wuxuu ka dhacaa caleemaha iyaga oo ka baxaya daloolada istomaataha, kaasi oo shaqadiisa ugu weyni tahay isdhaafsiga neefaha.
Wadaag:
Hoore la kululeeyey qiiq ka baxay oo qabow taabtay awgiis biyo isu beddeley.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Isbeddelka uumi ama neef ay ku noqoto hoor. Weji-gaddoonkaasi waxa wehesha kul baxa.
m.l
Wadaag: