Qeexid
"uun3 fk. 1. Keliya. Tus. “Carruurta uun caanaha sii”. 2. Mid kastaba ha ahaadee. Tus.”Nin uun weyddii”. 3. Mid aan cayinnayn, mid aan la garanayn. Tus. “Wiil uun baa noo sheegay”."
"uun3 fk. 1. Keliya. Tus. “Carruurta uun caanaha sii”. 2. Mid kastaba ha ahaadee. Tus.”Nin uun weyddii”. 3. Mid aan cayinnayn, mid aan la garanayn. Tus. “Wiil uun baa noo sheegay”."
Wadaag:
Walxo laysku dardaray oo laysku kariyey, udgoon oo loo qiijiyo in lagu carfiyo jir, dhar ama meel; khumkhum. ld uunsasho.
m.l
Wadaag:
Wax uunsi lagu shiday ahaansho.
Wax la uumiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qof xume u samayn jirey ka waantoobid.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag: