Qeexid
"Wax uunsi lagu shiday ahaansho."
Qeexid Xigta
Wax la uumiyey ahaansho.
[-naa, -nayd]
uunsan aa
uunsan ayd
f.mg4"Wax uunsi lagu shiday ahaansho."
Wax la uumiyey ahaansho.
Wadaag:
Walxo laysku dardaray oo laysku kariyey, udgoon oo loo qiijiyo in lagu carfiyo jir, dhar ama meel; khumkhum. ld uunsasho.
m.l
Wadaag:
Wax ganuun loo yeelay ahaansho (haan, dhiil iwm).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qof la madluumiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cid wax tuhun ku jiro ahaansho.
f.g4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Alaab wax meel la isugu uruuriyey noqosho.
f.mg1
Wadaag: