Qeexid

"Walxo laysku dardaray oo laysku kariyey, udgoon oo loo qiijiyo in lagu carfiyo jir, dhar ama meel; khumkhum. ld uunsasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga uunsi oo kali ah:
  • Uunsi, cadar iyo udug jaad walba leh ayaa meesha lagu kankamiyey.
  • Uunsi ama luubaan waa wax carfaayo oo lagu shido guryaha.