Qeexid
"Uunsi shidasho."
[-saday, -satay]
uuns aday
uuns atay
f.mg3"Uunsi shidasho."
Wadaag:
Walxo laysku dardaray oo laysku kariyey, udgoon oo loo qiijiyo in lagu carfiyo jir, dhar ama meel; khumkhum. ld uunsasho.
m.l
Wadaag:
Wax uunsi lagu shiday ahaansho.
Wax la uumiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
uun3 fk. 1. Keliya. Tus. “Carruurta uun caanaha sii”. 2. Mid kastaba ha ahaadee. Tus.”Nin uun weyddii”. 3. Mid aan cayinnayn, mid aan la garanayn. Tus. “Wiil uun baa noo sheegay”.
Wadaag:
Qof, xanuun adkeysi u yeelasho.
f.mg3
-day, -tay
Wadaag:
Xoog wax ku meel marsasho. ld maquunso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Xoolo iwm meel u kaxaysasho.
Dan, arrin iwm meel marsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Ammaano ama baadi cid haysay ku tagri falasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Xagaqooneed, aftahannimo iwm cid dood kagabadin.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: