Qeexid
Uur yeelasho.
[-stay, -satay]
f.mg3Uur yeelasho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg uuree.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Cir, daruur yeelasho.
Qeexid Xigta: Meel naq leh u guurid.
Qeexid Kale: Kabo, laammo iwm daruur u yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg uurayso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax fur ku xirasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Haweeney kur samaysasho; sagaalaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dabaggaalle.
Qeexid Xigta: Ubad geel ama dad oo diifeysan ama korriimmadii ka xumaatay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Nafley cudur ka bogsasho.
Qeexid Xigta: Ka r.: nafley xaalladdii hore ee ay ku sugnayd mid ka wanaagsan gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Miro gurasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: (f.g) Faras ama rati jare gelin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Jar cayaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: ld ubaxayso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: ld ammuureysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dabagaalle; tukulush.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Inta u dhaxaysa bogga miskaha iyo laba kelliyood waxa ku jira: beerka, caloosha, xiidmaha iwm.
Qeexid Xigta: Ilma galeenka cunuggu ku jira kolka uu dusha ka muuqdo oo calool weyn u ekaado.
Qeexid Kale: Laabta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-syo, m.l) Xirmo qaad ah oo ka kooban dhawr laamood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: (f.g) Wax
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: War qof uu hayo ka dhegeyso; cid wax weyddiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld guurayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Qof fal sa mayntiisa sahlasho.
Qeexid Xigta: Qof wax ku weyn wax yar ka dhigasho.
Qeexid Kale: Qof, cid wax liita ka dhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: (f.g) Wax, inuu garyahay qirid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Garays xirasho.
Qeexid Kale: (f.mg) Garraar xirasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Cid gaashaambuur la noqosho. ld gaashaam- buurso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]