Qeexid
"Uurdhagax noqosho (qare)."
[-xoobay, -xowday]
uurdhagaxow oobay
uurdhagaxow owday
f.mg1"Uurdhagax noqosho (qare)."
Wadaag:
Kolka calooshu qallasho oo saxarada imaatinkeedu yaraado ama dhib noqdo.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -owday; - oobi) Kubadhagaxow ku dhicid.
f.mg1
Wadaag:
Cunugga aan sida caadiga ah u dhalane bogga hooyadiisa laga soo saaray; bogdoox.
m.l
Wadaag: