Qeexid
"Cunugga aan sida caadiga ah u dhalane bogga hooyadiisa laga soo saaray; bogdoox."
"Cunugga aan sida caadiga ah u dhalane bogga hooyadiisa laga soo saaray; bogdoox."
Wadaag:
Roobdoon geed la fuulayo oo suuratul Huud la akhrinayo.
m.dh
Wadaag:
Inta u dhaxaysa bogga miskaha iyo laba kelliyood waxa ku jira: beerka, caloosha, xiidmaha iwm.
Ilma galeenka cunuggu ku jira kolka uu dusha ka muuqdo oo calool weyn u ekaado.
Laabta.
m.l
Wadaag:
Qof in uu guursado diyaar u ah.
Qof gaaray da'dii lagu guursan lahaa.
m.l.kh
Wadaag:
Boor ama qiiq madow oo kacsan.
Biyo dhoobo ku qasantahay oo aad u calawsan.
Midab xooluhu yeeshaan oo madow, guduud iyo cawl isugu dhafan.
m.dh
Wadaag:
Uurdhagax noqosho (qare).
f.mg1
-xoobay, -xowday
Wadaag: