Qeexid
(-fyo, m.dh) Ilmaha weli uurka ku jira.
(-fyo, m.dh) Ilmaha weli uurka ku jira.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (-fyo, m.dh) (baay.) Heerka ugu horreeya ee koritaanka xayawaanka, laga soo bilaabo marka ugxanta bacrintay ay bilowdo inay qaybsanto, iyada oo ku jirta organnada taranka ee hooyada ilaa ay ka dillaacayso ama ka dhalanayso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Inta u dhaxaysa bogga miskaha iyo laba kelliyood waxa ku jira: beerka, caloosha, xiidmaha iwm.
Qeexid Xigta: Ilma galeenka cunuggu ku jira kolka uu dusha ka muuqdo oo calool weyn u ekaado.
Qeexid Kale: Laabta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-fyo, m.dh) Qof aan hooy uu seexdo lahayn. ld dibadjiif.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhinaca oo dhulka la dhigo si loo nasto; Hurdo; seexad.
Qeexid Xigta: Dhacdiid ama dhabbac ama dhinac loo yaal.
Qeexid Kale: ld jiifid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Si loo nasto dhinaca dhulka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Boor ama qiiq madow oo kacsan.
Qeexid Xigta: Biyo dhoobo ku qasantahay oo aad u calawsan.
Qeexid Kale: Midab xooluhu yeeshaan oo madow, guduud iyo cawl isugu dhafan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]