Qeexid
"(-fyo, m.dh) (baay.) Heerka ugu horreeya ee koritaanka xayawaanka, laga soo bilaabo marka ugxanta bacrintay ay bilowdo inay qaybsanto, iyada oo ku jirta organnada taranka ee hooyada ilaa ay ka dillaacayso ama ka dhalanayso."

Wadaag:
Si loo nasto dhinaca dhulka dhigid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Inta u dhaxaysa bogga miskaha iyo laba kelliyood waxa ku jira: beerka, caloosha, xiidmaha iwm.
Ilma galeenka cunuggu ku jira kolka uu dusha ka muuqdo oo calool weyn u ekaado.
Laabta.
m.l
Wadaag: