Qeexid
"Magac ay caan ku yihiin herinta ugaarsatada ah, wuxuuna tilmaamayaa in ay yihiin isku uur oo aanay wax kala qarsan."
"Magac ay caan ku yihiin herinta ugaarsatada ah, wuxuuna tilmaamayaa in ay yihiin isku uur oo aanay wax kala qarsan."
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Nin xaakiim ah ama waayoaragnimo dheeraad ah leh.
m.l
Wadaag:
Qof hibo loo siyey in uu ogaado waxa dhici doona.
Faras ama nin aad u dheereeya.
m.l.kh
Wadaag:
Inta u dhaxaysa bogga miskaha iyo laba kelliyood waxa ku jira: beerka, caloosha, xiidmaha iwm.
Ilma galeenka cunuggu ku jira kolka uu dusha ka muuqdo oo calool weyn u ekaado.
Laabta.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof waxgaradnimo iyo caqli badan leh oo la moodo in uu la socdo waxa qofka la hadlayaa ku fekerayo.
m.l
Wadaag:
Inta uurka ku jirta, sida: beerka, kelyaha, caloosha iwm; uusley.
m.dh
Wadaag:
Illaabi waayidda la illaabi waayo wax lays yeelay. ld uurkusiddo.
m.l
Wadaag:
Dareen iyo uurxumo gocasho ku dheehan tahay leh.
m.dh
Wadaag:
Uurkutaallo dareemid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Wax uurkutaallo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
eeg uurkutaallaysan. ld uurkutaallaysnaansho.
m.f.dh
Wadaag: