Qeexid

"Boor ama qiiq madow oo kacsan."

Qeexid Kale

Midab xooluhu yeeshaan oo madow, guduud iyo cawl isugu dhafan.

Qeexid Xigta

Biyo dhoobo ku qasantahay oo aad u calawsan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine