Qeexid
"(baay.) Xaalad uurqaadid, marka shahwada labku bacrimiso ukunta dheddigga dhuunta falloobiyo dhexdeda."
"(baay.) Xaalad uurqaadid, marka shahwada labku bacrimiso ukunta dheddigga dhuunta falloobiyo dhexdeda."
Wadaag:
Boor ama qiiq madow oo kacsan.
Biyo dhoobo ku qasantahay oo aad u calawsan.
Midab xooluhu yeeshaan oo madow, guduud iyo cawl isugu dhafan.
m.dh
Wadaag:
Inta u dhaxaysa bogga miskaha iyo laba kelliyood waxa ku jira: beerka, caloosha, xiidmaha iwm.
Ilma galeenka cunuggu ku jira kolka uu dusha ka muuqdo oo calool weyn u ekaado.
Laabta.
m.l
Wadaag: