Qeexid
"(-oobay, -owday; -oobi) Uur qaadid ama yeelasho."
"(-oobay, -owday; -oobi) Uur qaadid ama yeelasho."
Wadaag:
Boor ama qiiq madow oo kacsan.
Biyo dhoobo ku qasantahay oo aad u calawsan.
Midab xooluhu yeeshaan oo madow, guduud iyo cawl isugu dhafan.
m.dh
Wadaag:
Inta u dhaxaysa bogga miskaha iyo laba kelliyood waxa ku jira: beerka, caloosha, xiidmaha iwm.
Ilma galeenka cunuggu ku jira kolka uu dusha ka muuqdo oo calool weyn u ekaado.
Laabta.
m.l
Wadaag:
(baay.) Xaalad uurqaadid, marka shahwada labku bacrimiso ukunta dheddigga dhuunta falloobiyo dhexdeda.
m.l
Wadaag:
Nooc cayaaraha ka mid ah oo jiib iyo jaan leh oo dumarku cayaaraan.
m.l
Wadaag:
Uur u yeelid (siiba naag aan la qabin).
Uuro kicin.
f.g
-reeyay, -raysay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Carruur noqosho; carruur u ekaansho.
f.mg1
Wadaag:
(fiis.) Isbeddelka uumi ama neef ay ku noqoto hoor. Weji-gaddoonkaasi waxa wehesha kul baxa.
m.l
Wadaag:
Qof aan cidna sama ka filaneyn ahaansho.
f.mg4
-xumaa, -xumayd
Wadaag: