Qeexid
"U. ah: gaaridda neef dheddig uu gaaro da'uu ku rimi karo; awrqaad. ld awrqaad."
"U. ah: gaaridda neef dheddig uu gaaro da'uu ku rimi karo; awrqaad. ld awrqaad."
Wadaag:
Illaabi waayidda la illaabi waayo wax lays yeelay. ld uurkusiddo.
m.l
Wadaag:
Cudur dadka ku dhaca oo beeryarada barariya, uurkana weyneeya. ld caloolweynad.
m.l
Wadaag:
Inta u dhaxaysa bogga miskaha iyo laba kelliyood waxa ku jira: beerka, caloosha, xiidmaha iwm.
Ilma galeenka cunuggu ku jira kolka uu dusha ka muuqdo oo calool weyn u ekaado.
Laabta.
m.l
Wadaag:
Meel geedaha ku yaal oo dhan ka goyn si loo beero.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Boor ama qiiq madow oo kacsan.
Biyo dhoobo ku qasantahay oo aad u calawsan.
Midab xooluhu yeeshaan oo madow, guduud iyo cawl isugu dhafan.
m.dh
Wadaag: