Qeexid
"Dabaggaalle."
Qeexid Xigta
Ubad geel ama dad oo diifeysan ama korriimmadii ka xumaatay.
"Dabaggaalle."
Ubad geel ama dad oo diifeysan ama korriimmadii ka xumaatay.
Wadaag:
(-syo, m.l) Xirmo qaad ah oo ka kooban dhawr laamood.
m.dh
Wadaag:
(-so, m.l) Luqunta iyo feeraha lafta u dhexeysa, garbahana kala reebta.
m.dh
Wadaag:
Inta u dhaxaysa bogga miskaha iyo laba kelliyood waxa ku jira: beerka, caloosha, xiidmaha iwm.
Ilma galeenka cunuggu ku jira kolka uu dusha ka muuqdo oo calool weyn u ekaado.
Laabta.
m.l
Wadaag:
Boor ama qiiq madow oo kacsan.
Biyo dhoobo ku qasantahay oo aad u calawsan.
Midab xooluhu yeeshaan oo madow, guduud iyo cawl isugu dhafan.
m.dh
Wadaag: