Qeexid
"Cudur dadka ku dhaca oo beeryarada barariya, uurkana weyneeya. ld caloolweynad."
"Cudur dadka ku dhaca oo beeryarada barariya, uurkana weyneeya. ld caloolweynad."
Wadaag:
(bot.) Geed leh caleemo yaryar, qodxo gaagaaban, ur silloon iyo asal guduudan; tarraxo. ld eynood.
m.l
Wadaag:
U. ah: gaaridda neef dheddig uu gaaro da'uu ku rimi karo; awrqaad. ld awrqaad.
m.l.kh
Wadaag:
(-do, m.l) Bir mindida u eg oo labada dhinac af ku leh oo buntukha afkiisa la suro.
m.dh
Wadaag:
Illaabi waayidda la illaabi waayo wax lays yeelay. ld uurkusiddo.
m.l
Wadaag: