Qeexid
"Qof aan cidna xumaan qalbiga ugu hayn ahaansho."
[-rnaa, -rnayd]
uurxaaran naa
uurxaaran nayd
f.mg4"Qof aan cidna xumaan qalbiga ugu hayn ahaansho."
Wadaag:
Geela intiisa aan weli gaarinda'dii uu ku rimi ama wax ku rimin lahaa.
Doog iyo barwaaqo badan.
Aa.ah: meeldoog badan leh. 4. Aa.ah: waqti doog iyobarwaaqo leh.
m.l.u
Wadaag:
Alaab wax la saaray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Qof aan cidna sama ka filaneyn ahaansho.
f.mg4
-xumaa, -xumayd
Wadaag:
Warqadda lagu oggolaado lacag la doonayo in la bixiyo.
Warqad maxkamaddu ku oggolaato qof in la xiro ama in wax la baaro.
m.l
Wadaag:
Wax meel dhulka ka sarreysa la dhigay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Dabci aan wanaagsanayn oo qof leeyahay oo u diida in uu illaabo waxa loo geysto. ld uurxumi.
m.dh
Wadaag: